Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan oo shaaciyay in xilka wareejiyay kana hadlay Sababta uusan u dhaaran

 Taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo kamid noqday xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa shaaciyay in uu wareejiyay xilka taliyaha , isagoo sidoo kale ka hadlay sababta uusan shalay u dhaaran. Jeneraal Mahad oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar been abuur ah uu sheegay in laga faafiyay, waxa … Continue reading Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan oo shaaciyay in xilka wareejiyay kana hadlay Sababta uusan u dhaaran